News

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe.

Garowe, 30-03-2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta Kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ee magaalada Garoowe waxaana halkaas ku soo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Farah Awad wasiir ku xigeenka Cabdulqaadir Geyland, Agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud iyo dhammaan Hawl waddeennada kale ee Wasaaradda Hawlaha […]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe. Read More »

Dib u Eegis Xeerka Qandaraas-leyda Puntland(Review Contractor Registration Act )

Waxaa wasaaradu qabatay 16-17 bisha febraayo Shir dib loogu eegayo xeerka Qandraas-leyda puntland kaas oo guul ku dhammaaday , xeerkan waxaa lagu Dabakhi doonaa Dhammaan qandaraas-leyda puntland sida uu dhigaayo xeerku  sida uu dhigaayo Qodobka 7aad ee xeerku Ma jiri karo qof u ganacsan kara ama u dhaqmi kara sida qandaraasleyda-Dhismaha ku sugan Puntland, mana

Dib u Eegis Xeerka Qandaraas-leyda Puntland(Review Contractor Registration Act ) Read More »

HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO

Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa maanta u saxiixday heshiiska dhismaha laamiga dheer ee isku xira Gaalkacyo iyo Garowe Shirkaddaha ISXILQAAN oo ku guulaysatay tartankii qandaraaska dhismaha wadadaan, Ka dib munaasabad maanta ka qabsoontay xarunta Wasaarada hawlaha guud, Gadiidku  iyo Guryaynt ku leedahay magaalada Garowe.  Heshiiskan oo bilow u noqonaya bilaabida shaqada dhismaha wadada Gaalkacyo iyo

HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO Read More »

KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY

Xarunta Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga arrinsanayey dardar gelinta bilowga dhismaha wadada u dhexaysa magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo. Kulankan oo uu shir Gudoominayey Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa ka qaybgalay,Agaasimaha guud ee wasaaradda, Gudoomiyaha Hay’ada Wadooyinka ee PHA, Injineero

KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY Read More »

WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Doorashada iskaashatada gadiidka Puntland, Fariin uu u direy Hay,addaha Amnigu inay u fududeeyaan wado marista baabuurta xamuulka ee sida Reer Guuraga Hayaanka ah iyo Go,aan uu kasoo saaray qaadashada aqoonsiga darawalnimada Puntland. Cabdirashiid Maxamed

WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND Read More »

Ogaysiis muhiim ah

Si aad ula socoto wararka Iyo Hawl qabadka  wasaaradda  hawlaha guud ,gaadiidka iyo guryaynta   ee  puntland    Fadlan Page-kan Like Garee, sidoo kalena waxaad halkan  wasaaraddu  ugu gudbin karaa Wixii tallo, tusaale , toosin iyo dhaliil ah ee aad u haysid, si wax looga qabto, booqo website Wwasaaradda  hawlaha guud ,gaadiidka iyo guryaynta a 

Ogaysiis muhiim ah Read More »