admin

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Puntland.

Garoowe, June 09, 2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada oo maalmihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku marayey Hay’addaha Dowladda. Waxaana wasiirka kulankaan ku weheliyey Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan iyo Agaasimaha Guud […]

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama ayaa kulan la qaatay Guddiga Howlaha guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Puntland. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Garowe, 08-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud waxaana Gudoomiyaha Gaalkacyo uga warbixiyey Xaalada Guud ee Degmada, isagoona sidoo la

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama  oo kulan la qaatay Duqa Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief.

Garowe, 08-06-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda @Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud iyo Injineerada Wasaaradda waxaana kulankaan diirada lagu saaraayey dar dar gelinta mashruuca

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socday hay’adda Islamic Relief. Read More »

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiin ka socda Dawladda Hoose ee Garoowe.

Garowe, 04-06-2024: Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud ayaa Hoolka Wasaaradda warbixin kaga dhegaysatay Isku xiraha mashruuca nagaad ee world bank ku teegeerayo Dawladda hoose ee Garoowe iyo Engineero ka socda hay’adda kormeeraysa mashruuca ee UNOPS.

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Geylan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiin ka socda Dawladda Hoose ee Garoowe. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo Daahfuray 1,000 Gurri oo loogu Talagay Barakacayaasha Magaalada Garowe.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulkaaqdir Sheekh Maxamuud iyo Duqa Magaaladda Garoowe abdiqaadir Maxamed Maxamuud Geeddiayaa daahfuray Wajiga koowaad ee Dhismayaasha Xaafada Cusub ee Magaalada Garoowe. dhismayaashan oo gaadhayey 1,000 Guri ayaa loogu talagalay Dadka barakacayaasha ah ee ku tabaalaysan

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo Daahfuray 1,000 Gurri oo loogu Talagay Barakacayaasha Magaalada Garowe. Read More »

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe.

Garowe, 29-05-2024: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane H.E Farah Awad Jama oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Kulankaan waxaa wasiirka ku weheliyeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdulqaadir Geylan, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud, Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Cabdimaalik Cismaan iyo Injineero ka tirsan Wasaaradda

Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Faraax Cawad Jaamac oo kulan la qatay Masuuliyiin ka socday Dowladda Hoose ee Degmada Garowe. Read More »