Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynt Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ayaa hoolka Wasaaradda Tababarka Maamulka Dhulka loo dhan yahay.
Garowe, 24-08-2024: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland Mudane Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud oo uu weheliyo Eng Maxamuud Xasan oo ka tirsan Masuuliyiinta Sare ee Hay’ada UN-HABITAT Ayaa hoolka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada garowe ka daahfuray Tababarka Maamulka loo dhan yahay oo ay soo qaban qaabiyeen Injineeradda Wasaaradda waxaana loo qabtay […]






