Wafti ka socda Labada Gole ee Dowladda Puntland oo uu ka mid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdulqadir Geylan oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Jariiban.
Wafti ka socda Labada Gole ee Dowladda Puntland oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Jariiban. Wafti ballaaran oo ka kooban Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan labada gole ee dowladda Puntland, una wehlinayay Maamulka Gobolka, ayaa safar shaqo ku tagay degmada Jariiban. Ujeeddada safarka ayaa ahayd kormeer iyo qiimeyn ku saabsan xaaladda deegaanka iyo horumarka ka […]






