admin

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ka qaybagalay Shirka Agaasimayaasha Guud ee Hay’adaha Dowladda.

Garoowe: 07 April 2024: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ka qaybagalay Shirka Agaasimayaasha Guud ee Hay’adaha Dowladda oo uu shir gudoomiyay Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Ilyaas Osman Lugatoor. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayey dar-dargelinta hawl-fulinta Hay’adaha Dowladda, dib u qaabaynta hannaanka shaqo, soo […]

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland, Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud ka qaybagalay Shirka Agaasimayaasha Guud ee Hay’adaha Dowladda. Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray.

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray. Dhismaha wadadan ayaa lagu dhisayaa Barnaamijka Dowladda ee iskutashiga iyada oo kharashkeedana laga bixinayo qasnada Dowladda

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo Wasiirka Howlaha guud Faarax Cawad Jaamac ayaa maanta daah-furay wejiga 1-aad ee dhismaha Wadada Birta-dheer iyo Xaar-xaar, oo 5-tii KM ee u horeysay la dhamaystiray. Read More »

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe.

Garowe, 30-03-2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta Kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland ee magaalada Garoowe waxaana halkaas ku soo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Farah Awad wasiir ku xigeenka Cabdulqaadir Geyland, Agaasimaha Guud Cabdulqaadir Sheekh Maxamuud iyo dhammaan Hawl waddeennada kale ee Wasaaradda Hawlaha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Magaalada Garowe. Read More »

HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO

Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa maanta u saxiixday heshiiska dhismaha laamiga dheer ee isku xira Gaalkacyo iyo Garowe Shirkaddaha ISXILQAAN oo ku guulaysatay tartankii qandaraaska dhismaha wadadaan, Ka dib munaasabad maanta ka qabsoontay xarunta Wasaarada hawlaha guud, Gadiidku  iyo Guryaynt ku leedahay magaalada Garowe.  Heshiiskan oo bilow u noqonaya bilaabida shaqada dhismaha wadada Gaalkacyo iyo

HAY,ADDA PHA OO U SAXIIXDAY SHIRKADDA ISXILQAAN DHISMAHA WADADA GAROWE IYO GAALKACYO Read More »

KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY

Xarunta Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ee Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan looga arrinsanayey dardar gelinta bilowga dhismaha wadada u dhexaysa magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo. Kulankan oo uu shir Gudoominayey Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa ka qaybgalay,Agaasimaha guud ee wasaaradda, Gudoomiyaha Hay’ada Wadooyinka ee PHA, Injineero

KULAN KU SAABSAN DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROWE OO MAANTA QABSOOMAY Read More »

WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gadiidka Dowlada Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa uga hadlay shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa Doorashada iskaashatada gadiidka Puntland, Fariin uu u direy Hay,addaha Amnigu inay u fududeeyaan wado marista baabuurta xamuulka ee sida Reer Guuraga Hayaanka ah iyo Go,aan uu kasoo saaray qaadashada aqoonsiga darawalnimada Puntland. Cabdirashiid Maxamed

WASIIRKA HAWLAHA GUUD OO ICLAAMIYAY DOORASHADA GADIIDLEYDA PUNTLAND Read More »